Biirinta Koowaad Mashruucani waxa uu ujeedkiisu yahay in uu fududeeyo uuna hago habka ay kuwa bilaawga ahi u sameeyaan biirintooda koowaad. Haddii aad doonaysid inaad samayso biirintaada koowaad, raac talaabooyinka hoose.